JEAZY BOY X BALAMI ( OFFICAL VIDEO 2021 )
Hellow guys, Welcome to my website, and you are watching JEAZY BOY X BALAMI ( OFFICAL VIDEO 2021 ). and this vIdeo is uploaded by JEAZY BOY at 2021-11-01T06:45:10-07:00. We are pramote this video only for entertainment and educational perpose only. So, I hop you like our website.
Info About This Video
Name |
JEAZY BOY X BALAMI ( OFFICAL VIDEO 2021 ) |
Video Uploader |
Video From JEAZY BOY |
Upload Date |
This Video Uploaded At 01-11-2021 13:45:10 |
Video Discription |
@jeazyboybbe
Rap gayga read and write
Watch me day and night
Waa sòo dhawaynayaa black and white
That is right no fight
waxa u socdaa yow site
Don't stop die or ride
Haa tahy nin walan aanaa kaawaan
Rapkana waa u dhashay adoon dhan
Mica firi dhig hadii kale waa ku qaln
Adaa dìay qaado nabad tago white calan
Cunjuqow taasi waa balan
You late wuu dhacay you,r date
Mantana waxaa tahay mayt
Waxaa kuku xiraa geed
Adoo kale leema tuso i ahate
Mirto ho afka feet
Meeqa mara ku dhahy isii seet
Waa kanàa kor ugaadi
Go to the toilet biyo isku daadi
Waxaa ku socdaa mahan caadi
Dhumo dhub dheh meshaa gali lahed radi
Ah
Waxà rabto kèn orod is bad baadi
Waxaa rabto keen orod is badbàdi
Biyuhù waa caafi
Caaka iska haafi
Waa baas aah × 2
Waabaas sida shaafi ah ok
Ii balami x2 big vila kuli kòod ku balami ah
Am caato yee ku haysà dhibaato
Werar gayga sida baato
Waxay doon tana ha ahaato
Yaa ubaahan mal malaato
Bbe haku dhaanto
Ciyaal xaaf
Afgaa la gashay aafo
Balan waaye in lakaa dhigo naafo
Haku tasha nin in laku dhafo
Cudur kuna naku ma faafo
Hdlgayga sida toosh laafo
Cadaw malihi hatay jiraan ka dhig last
Fan's gayga soo dhawaw first
Safka hore soo farìisi its must
Makaftami maksti waxaa samay ku dhahy
Just marqati
Just test
Ogaadi mandhow
Had manhan wà hadhow
La sheegayso you,r shadow
Halkaa ma tagan tahay still
Waxaa tahy with out skill
No talent currently is ciil niya dàda
Maku tiri is dil
Ii balami x2 big vila kuli kòod ku balami ah |
Category |
Music |
Tags |
Music Download MP4 | Music Download MP3 | Music Download MP4 360p | Music Download MP4 480p | Music Download MP4 720p | Music Download MP4 1080p |
More Videos